Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka qayb galay Munaasabad lagu dhagax dhigayey dib udayactirka Xarunta Shaybaarka Xoolaha

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu dhagax dhigayey dib udayactirka Xarunta Shaybaarka Xoolaha Gobolka Mudug .

Xaruntan waxaa dhagax dhigay Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland, Wasiirka gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka, Wasiir ku xigeenka Cadaalada Puntland, Duqa Degmada Gaalkacyo, Munaasibada waxaa goob joog ahaa isuduwayaasha Wasaaradaha Ganacsiga iyo Xanaanada Xoolaha Gobolka Mudug, Shirkada Fulinaysa Dhismahan iyo masuuliyiin kale
Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo munaasibada ka hadlay ayaa tilmaamay muhiimada ay leedahay dayactirka Xaruntan oo qayb wayn ka qaadanaysa Caafimaadka iyo Daryeelka Xoolaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...