Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo kulan gaar ah kula yeeshay madasha shirka Tunis Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kulan gaar ah kula yeeshay madasha shirka Tunis Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane, Abdoulkader Kamil Mohamed.

 

labada Raisulwasare Waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah, isagoo uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Jabuuti taageerada ay la garab taagan yihiin bulshada Soomaaliyeed.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale