Saraakiil katirsan Ciidamada Qalabka sida oo gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud

Date:

Saraakiil katirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gaaray Degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ee Galmudug si ay dadka deegaanka ugu dhiirigeliyaan dagaalka ay kula jiraan Maleeshiyaadka Argagixisada Alshabaab.

Saraakiishaan waxaa hogaaminayo Taliyaha Guutada 1aad  qeybta 12ka April G/sare Hassan Mohamed Abukar Jaamici.

Dadka ku dhaqan Degmada Baxdo ayaa lagu xasuustaa sidii ay isku duubnida u muujiyeen ugana hortageen weerarkii iyo daandaansigii maleeshiyaadka ka tirsanaa kooxda al shabaab ay ku soo qaadeen degmada iyo bulshada ku dhaqan’ ayagoo weerarkaa dadka degmada baxdo jab iyo argagax ku rideen meleeshiyaadkii soo weeraray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo Xoojinaya Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Burkina Faso, Danjire...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Guddoomiyaha SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...