Madaxweyne Lafti gareen oo kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Baydhabo gaaray

Date:

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Maanta Baydhaboย  gaaray.

Kulanka ayaa inta uu socday waxaa looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa Dadka Danyarta ah ee ku nool guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro,Agaasimaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib ka qeybgalkii shirkii Baarlamaannada (๐„๐€๐‚)

Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka KMG ah

Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin...

Wasiirka degaanka iyo isbaddelka Cimilada XFS oo kulan la qaadatay Madaxa COP29

Wasiirk wasaaradda degaanka iyo isbaddelka cimilada JFS Amb. Khadija...