XFS oo shaacisay qasaaraha ka dhashay qarixii Hotel Hayaat

Date:

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Mudane Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa sheegay in tirada guud ee geerida ay gaareyso Weerarkii Hotel Hayaat uu garayo 21 ruux ilaa iyo hadda oo ku saleysan xogta laga keenay xarumaha caafimaadka.

 

Tirada guud ee dhaawacyada wasaaraddu ka helayso xarumaha caafimaadka ayaa ah 117 qof oo 15 ka mid ah ay xaaladoodu culus tahay.

Wasiirku waxa uu sheegay in Xukuumaddu mas’uuliyad gaar ah iska saareyso guud ahaan daryeelka dadkii ay wax gaareen, gaar ahaan kuwa qaba dhaawacyada culus.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...