[DHAGEYSO]Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ku dhawaaqay in la soo afjaray weerarkii Hotelka Xayaat

Date:

Taliska Booliska Soomaaliya  ayaa sheegay in la soo afjaray  xubnihii katirsanaa Argagixisada  Al-Shabaab ee weerarka Bahalnimada ah ku qaaday Hoteelka Hayaat ee  ku yaalla caasimadda, kadib dagaal dhiig badan ku daatay oo halkaas ka dhacay.

Taliye Xijaar oo Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Bartmaha Isgoyska KM4 ayaa sheegay in xalay saqdii dhexe la soo afjaray howlgalkii ka socday Hotelka Xayaat, isla markaana khasaaraha ka dhashay weerarka uu ku koobnaa markii uu dhacay kaliya.

Waxa uu sheegay in ay ciidamada amniga  huteelkaas waxa ay ka soo badbaadiyeen dad kudhow  106 qof.

Xaalada hutelka Hayaat ayaa ah mid hataan dagan waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada amniga,

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...