[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Date:

Qarax bambaano oo xalay lagu weeraray guri ku yaal magalada ksimaayo oo uu daganaa sarkaal katirsan jubbland waxaa ku geeriyooday sadax caruur ah oo uu dhalay halka ay ku dhawacmeen sadax kale ,saakayna ayaana la aasayaa caruurtaas.

Guriga la qarxiyay ayaa la sheegay inuu daganaa Abaanduulihii hore ee Ciidamada ka ciidanka Jubbaland kaas oo Magaciisa lagu soo koobay Raamsade.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo garaaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Jubbaland xalay ilaa saaka howlgallo xoogan ay ka wadaan xaafadaha ku dhow dhow Guriga qaraxa lagu weeraray wallow weli dad aan lagu qaban.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa...

Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...