Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo saraaakiil kale oo gaaray deegaanka Teedaan oo shalay laga xoreeyey Al-shabaab

Date:

Muqdisho-15-8-2022:Iyadoo Gobolka Hiraan uu ka soconayo  hawlgalo lagu baacsanayo Argagixisada Al-shabaab ayaa Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi Taliyaha Qaybta 27aad CXDS , iyo Saraakiil kale ayaa Booqday maanta Furimaha Hore dagaalka Gaar ahaan degaanka teedaan oo shalay afka ciida loogu daray Argagixisada iyagoo kulamo la qaatay Saraakiisha Hogaaminaysa Ciidanka iyo masuuliyiinta kale Ee heer maamul goboleed iyo heer fadaraal ee Sugan Agaas.

 

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jatye Cusmaan iyo xildhibaano ka tirsan gobolaha shacabka ee safka hore uga jiray dagaalka ayaa kusoo dhaweeyay taliyaha ayaga oo warbixin ka siiyay sida ay u socotay xaalada.

 

Taliyaha ayaan ku booriyey in sii wadaan baacsiga Argagixisada isla markaana waxa uu dhiirigalin u sameeyey Ciidanka naftood Hurayaasha ah isagoona Fariin u diray adag u duray maleeshiyada Alshabaab.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...