Shir looga hadlayey Hormarinta Mashaariicda,iyo Xoojinta Amniga deganada KGS oo Baydhabo lagu qabtay

Date:

MUQDISHO-6-8-2022-;Wasiirada Wasaaradaha Qorshaynta,Amniga,Arimaha,Gargaarka,Cadaalada,Haweenka iyo Sarakiil ka socday Madaxtooyada  ayaa maanta Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Madax ka socotay Hay,adda UNDP oo Baydhabo  gaaray.

Kulanka Wasiirada iyo Madaxda UNDP waxaa diirada lagu Saarayey Taageerida Hay,adda UNDP dhinacyada Amniga,Gargaarka iyo Hirgelinta Mashaariicda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...