[DHAGEYSO] Soomalida Ku nool Canada oo soodhaweeyey mamnuucista Hubka oo ay ku dhawaaqday Dowladda Canada

Date:

MUQDISHO-6-8-2022-:Dowladda Canada ayaa si Deg –Deg ah u dhaqangalineysa mamnuucista Hubka oo  ay ku dhawaaqday laba bilood ka hor iyadoo  soomaalida ku nool Dalkaas ay arintaan  soodhaweyeen.

 

Madaxda ugu sareysa dalkaas ayaa sheegaya in aan lala sugeyn arintaan inta laga ansixinayo waxaana aritaan salka ku heydaa kadib markii ay kordheen dadka hubeysan ee dalkaas isku dilaya.

Soomaalida ayaa kamid  ah dadka sida weyn u soodhaweeyey mamnuucista hubka madaama inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed oo istimmalaya maandooriyaha ay isdileen kuwa kalana la dilay .

Mid kamid ah Soomaalida dalkaas ku nool ayaa kwaramaya arintaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...