Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka oo kormeeray Xafiisyada Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Maxkamadda Rafcaanka Gobolka-Banaadir iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir

Date:

Muqdisho-31-7-2022:-Gudoomiyha Maxkamadda Sare ee dalka, Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Gudoomiyaha maxkamadda gobalka Banaadir ayaa si wada jir ah kormeer ugu sameeyay howlaha kala duwan ee ka socda Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Maxkamadda Rafcaanka Gobolka-Banaadir iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir,

kormeerka oo ujeedkiisu ahaa Ilaalinta saacadaha shaqada, hufnaanta shaqada iyo Guud ahaan dardar gelinta howlaha shaqo ee Garsoorka Dalka.

Madaxda kala duwan ee kormeerka waxay warbixinno ka dhageysteen qaar ka mid ah howl wadeenada Garsoorka, Waxayna kula dar-daarmeen hawl-wadeennada in bulshada Soomaaliyeed loogu adeego habka ugu Hufan uguna Ixtiraamka badan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...