Ciidanka Xooga Dalka oo deegaano hoosataga Degmada Bardaale ku dilay xubno katirsan Argagixisada Al-shabaab

Date:

MUQDISHO-30-7-2022-;Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka KGS ayaa Howlgalo ka dhan ah Kooxda Argagixisada Al-Shabaab kaas oo saacadihii la soo dhaafay ay ciidamada ka sameeyeen deegaanada hoostaga degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Howlgalkaan ayaa si gaar ah ciidamada uga sameeyeen degaanka Tooswayne ee Hoos yimaada degmada bardaale kaas oo saldhig ku ahaa Alshabaab.

 

 

Ciidamada xooga dalka ayaa gacanta ku dhigay hub iyaga goobtaas ku dilay afar kamid ah  Kooxda Shabaab .

Mid kamid ah saraakiisha Xooga dalka iyo Guddoomiyaha Bardaale Mohamed Isaaq caracase ayaa kawarbixiyey howlgaladaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...