[MUQAALO &SAWIRO] Dowladda Soomaaliya oo maanta Gargaar Raashin ah u dirtay Degmada Buurdhuubo

Date:

MUQDISHO-19-7-2022-:Wasaradda Gargaarka XFS ayaa maanta gargaar Raashin ah  u dirtay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya taas oo kamid ah dhulka sida weyn ay abaarta u saameysay.

 

Gargaarkaan ayaa iskugu jira nuucyada Kala Duwan ee raashinka taas oo diyaaradii siday Goordhaw ay ka ambabaxday Garoonka Adan cade ee Magaalada Muqdisho ,iyada oo ay goobjoog ay ka ahaayeen masuuliyiin katirsan XFS .

Muuqaalka Diyaarada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...