Agaasime Waxeedyada  dowladda hoose iyo Guddoomiyayaasha xafadaha Magaalada Galkacyo dhanka Galmudug oo Tababar maanta loo furay

Date:

Muqdisho-16-7-2022:Tababar lagu baranayo maamulka iyo maareynta xafiisyada dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta uga furmay Magaaladas Agaasime waxeedyada  dowladda hoose iyo gudoomiyayaasha xafadaha Magaalada Galkacyo.

 

 

Tababarkaan oo ay taaba galintiisa ay leedahay wasaaradda Arimaha gudaha Fedaraalka Galmudug oo gacan ka heleysa  wasaarada arimaha gudaha XFS ayaa waxaa furitaankisii ka qeyb galay masuuliyiin ka socday labada wasaaradood iyo ku xigeenka Duqa Degmada Gaalkacyo injineer maxamed cabdi cilmi .

Guddoomiye ku xigeenka Magaalada Gaalkacyo injineer maxamed cabdi cilmi ayaa si rasmi ah tababarka u furay isagoo xusay in uu ahmiyad gaar ah tababarkaani uu u leeyahay ka maamul ahaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Dowlad-Kaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u heshiisiinta ee Xukuumadda...

Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray Tanzania

Wasiirka Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gen....

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah...