DHAGEYSO:16 arday oo kaliya oo maanta gobolka Bakool u fadhiistay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare.

Date:

MUQDISHO-JUUN-18-6-20022-:16 arday ayaa sanad dugsiyeedka 2021-2022 ee gobolka Bakool uga qeyb gashay imtixaanka shahaadiga Ah  ee fasalka 12-aad kumanaan kun oo  Arday  oo maanta u  fariisatay guud ahaan dalka soomaaliya .

 

Sababaha keeney in tirada ardada imtixaanka fasalka 12-aad gobolka bakool uga fariisatay ay aad ugu yartahay marka loo fiiriyo gobolada kale ee dalka ayaa ah go’doonka  gobolka Argagixisada ku hayaan  oo waxyaabo badan oo waxbarashada ka kaabaya ardayda aad u heli karin iyo abaarta gobolka ka jirta.

WARKAAN OO DHAMEESTIRAN DHAGEYSO:

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...