DAAWO:Dad kasoo barakacay abaaro ka jira qaar ka mid ah deegaanada dowladd goboleedka Koofur Galbeed oo gaaray Magaaladda Xudur.

Date:

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:48dii  saac ee lasoo dhaafay dad u badan waayeel iyo Haween caruurtooda dhabarka ku sida ayaa gaaray kaamka doonfelye oo ka mid ah kaamamka barakacayaasha ku yaala Magaalada Xuddur ee Caasimada Gobolka Bakool.

Barakacyaashaan cusub oo ka soo barakacay tuulooyin hoosyimaada degmada xuddur waxa ay marti u yihiin barakacayaasha kaamka doonfeyle oo iyagana waxba dhaamin.

WARKAAN OO DHAMEESTIRAN DAAWO:

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Caafimaadka oo ka qeybgalay shirweynaha wax ka qabashada cudurada aan faafin

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo Wasaaradda ku soo dhaweeyay Ku-simaha Safiirka Dowladda Liibiya u jooga Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda...

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda Aricadeeye

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda...

Soomaaliya oo garab istaag u muujineysa Dowladda Qatar

War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa garab...