Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha oo sheegay in abaarta dalka ka jirta ay saameysay 6.9 milyan oo Ruux.

Date:

Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini’aadannimada iyo gurmadka abaaraha Mudane  Xildhibaan Abdiraxmaan Abdi Shakuur ayaa soo saaray warbixinta guud ee waxyeellada abaaraha iyo tirada dadka la saadaaliyay inay saameyn ku yeelato Abaaraha dalka jira qeybo badan oo kamid ah.

 

Warbixinta ayaa lagu sheegay in abaartu ay saameysay 6.9 milyan oo qof,  isla markaana ‘lagana cabsi qabo in bilaha soo socda ay gaarto 8 milyan oo u dhiganta 50% tirada guud ee dadka ku nool dalka.”66 degmo ayay warbixintu sheegtay in abaartu ay ‘ba’an’ u saameysay.

 

 

Shalay ayay aheyd markii Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame uu la kulmay guddiga gurmadka abaaraha  iyaga oo u soo bandhigay xogaha la xariira abaaraha iyo saamaynta ay ku yeesheen guud ahaaan dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...