SAWIRRO:XUKUNKA RAG LOO HAYSTO IN LOO DIYAARIYAY WEERAR KA FULINTA GOBALLADA WOQOOYI IYO SOOMAALI GALBEED ETHIOPIA.

Date:

Usaama Cabdi-Nuur Saciid, Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed iyo Sakariye  Axmed Cabdullaahi ayaa loo haystaa kamid ahaanshiyaha Alshabaab.

Usaama Cabdi-Nuur Saciid iyo Cabbdi-Samad Cabbdullaahi Maxamed waxa ay kuwada dhasheen Burco halka Sakariye Axmed Cabdullaahi uu ku dhashasy Hargaysa.

U jeedkooda ayay ku koobeen in ay billow u yihiin dhalinyaro loogu tala galay in ay ka howl-galaan islamarkaana qaraxyo ka geystaan Goballada Woqooyi iyo dhulka Soomaali Galbeed Ethiopia.

Maxkamadda ayaa fadhiya kala duwan kadib ku xukuntay min 8-sano oo Xabsi Ciidanah, sida dhinacyada Dacwadda uu u sheegay Gaashaanle  Maxamed Cabdi Muumin.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...