Xildhibaanada BFS oo caawa Doortay Madaxweyne Hassan sheikh maxamuud.

Date:

Doorasho xiiso badneed oo caawa ka dhacday Teendhada afisyooniย  saacado badana qaadatay Ayaa waxaa ku soo baxay loona doortay Madaxweynaha Jamuuriyadda federaalka Soomaaliya Hassan Sheikh maxamuud Afarta Sano Ee soo socta kaas oo dalka xukumi doona.

Madaxweyne Hassan ayaa cod aqlabiyad leh uga guulaystay madaxweynaha haatan waqtiga ka dhamaaday Mohamed Abdullahi Farmaajo, kaas oo sidaan oo kale isna xilka ugala wareegay sanadkii 2017dii.

Madaxweyne Hassan sheikh ayaa helay codad gaaraya 214 cod,halka madaxweyne hore Farmaajo uu helay isna 110 cod,Sadax cod ayaa halowday ,sida uu sheegay gudoomiyaha Golaha shacabka Barlamaanka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...