Dhul gariir xooggan oo ka dhacay Australia

Date:

Dhul gariirka oo halbeegiisu lagu sheegay 5.9 Rector Scale, oo laga dareemay magaalladda Melbourne ee Caasimadda u ah Gobalka Victoria ee dhaca Koonfurta Galbeed ee dalkaasi Australia.

Burbur dhismooyin ayaa la soo weriyey, iyadoo ruxunka dhulka laga dareemay Deegaanada deriska la ah magaalada Melbourne.

Xuddunta dhul-gariirka ayaa ahaa Degmadda Mansfield, sida ay sheegeen Hay’addaha u xil saaran.

Ilaa hadda, lama soo werinin Khasaaro soo gaaray dadka ku nool magaalladda Melbourne oo ah magaalada 2aad ee ugu weyn Australia.

Saxafada kala duwan ee ka hawlgasho Australia ayaa warineysa in dadka ay dareemayaan walaac ballaaran oo ku aadan in uu sii kordho dhul gariirka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Ciidanka Xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhex

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa...

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo la gaàrsiiyay

In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq...

Xilheynta xilalka heer gobolka iyo degmo ee maamulka K/Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Soomaaliya ayaa...