Gen Maxamed Nuur Galaal Oo Kamid Ahaa Saraakiishii Hore Ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Ku dhintay weerarka argagaxisada ee Hotelka Afrik

Date:

Rabi ha u naxariisto jeneraal Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii dhisay ciidanka xoogga dalka soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar ay kooxda dhiiga shacabka soomaaliyeed baneysatay ee argagaxisada ay  ku  qaadeen hoteelka Afrik

Jeneraal Galaal ayaa mudo ka badan 50 sano ku dhax jiray shaqda ciidanka wuxuuna xilal kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo maray.

Dadka yaqaanay marxuum Galaal waxay sheegeen in uu dhashay sanadkii 1938.

Wasiirka warfaafinta XFS mudane Cusmaan Dubbe ayaa dhamaan shacabka soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida Jeneraal Galaal

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada...

Shirka Daahfurka Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed oo goordhow ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallin...