Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug+(SAWIRRO).

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wasiirrada XFS ee Raโ€™iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa.

Shirkan ayaa ย diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug ee ย arrmaha amniga,ย  dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale