Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS oo kormeeray xarunta waxbarashada fogaan darsiga+(SAWIRRO).

Date:

Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS mudane eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta waxbarashada fogaan darsiga oo lagu xoojinayo waxbarashada ardayda Soomaaliyeed.

Hab ka fogaan dariska waxa uu qeyb muhiim ah ka qadanayaa horumarinta waxbarashada ardayda Soomaliyeed, in waalidka ay ku kon taroolaan carruurta waxbarashada xiliga nasashada iyo haddii Cuduro halis ah ku yimaadaan sida Covid-19.

waxaa kormeerka igu wahelinayey wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada iyo agasimaha guud ee wasaaradda waxabarashadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...