Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Dowlada Jarmalka oo Deeq Dawo ah ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa maanta kala wareegtay hey’adda IRC, qalab iyo daawooyin caafimaad oo loogu talagaley xarunta la tacaalka xanuunka Covid-19 ee Gobolka Galgaduud waxaana deeqdani katimid deeq bixiyaasha xafiiska arrimaha dibadda ee dowlada Jarmalka (GFFO)

Wasiirka Caafimaadka ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa qalabkaan caafimaad ka gudoomey Madaxa hey’adda IRC ee Galmudug Cabdijamaal Xasan Magan, isagoo xusey in kaalmadani noqon doonto mid wax badan ka tarta howsha culus ee wasaaraddu kawado xarumaha Gobolka iyo dadaalka ay ugu jiraan ka hortaga iyo xakameynta xanuunka Covid-19.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo...