Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay Wasiirro ka tirsan Jabuuti.

Date:

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirrada Wasaaradaha amniga, arrimaha gudaha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Dalka Jabuuti.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray amniga iyo sidii ciidamada hiil-walaal iyo kuwa Galmudug ay iskaga kaashan lahaayeen howlgallada ka dhanka ah ย Alshabaab, iyo in ay Dowlada Jabuuti sii xoojiso taageerada ay siiso Galmudug.

Madaxwweyne Qoorqoor ayaa dhowaan kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Md; Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...