Koox Burcad Koonfur Afrikaan Ah Oo Dil U Geystay Muwaadin Soomaaliyeed.

Date:

Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay xaafad ka tirsan magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada ku nool halkaas.

Allaha u naxariistee muwaadinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Ganeey, waxaana dilkiisa uu ka dhacay xaafad isku raran ah oo lagu magacaabo Kaliija oo ka tirsan magaalada Cape-Town ee dalka Koonfur Afrika.

Burcada hubeysan ee  Koonfur Afrikaanka ah  ayaa waxaa mararka qaarkood  dil iyo dhac u geystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed kuwaasoo howlo ganacsi u joogo gudaha dalkaasi Koonfur Afrika.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...