Wasiirka Dastuurka oo Kulan la Qaadatay Wafdi ka socda UNDP

Date:

Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dr. Xuseen Cabdi Cilmi iyo agaasimaha guud Maxamed Abukar Zubeyr ayaa Maanta waxaa ay kulan la qaateen maamulka sare ee hayโ€™adda UNDP.

Kulankaย  waxaa ay labada dhinac ay uga wada hadleen wada shaqaynta iyo taageerada geedi socodka Dib-u-Eegista Dastuurka KMG, iyaga oo ku wada heshiiyey inay iskaashi sameeyaan.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dastuurka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in hayโ€™adda UNDP ay kawada Hadleyn sidii kaalin weyn ay uga qaadan dhameystirka howlaha dibย  u eegista ee Dastuurka KMG ee somaaliya.

Maamula iyo madaxda ka socotay hayโ€™adda UNDP aya dhankooda balan qaadeeynย  in doorweyn iyo garab istaagi doonaan guddiya ku howlan dib u eegista Dastuurka dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...