Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Date:

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,iyagoo u socdaalay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya.

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa lagu wadaa in mudada uu jooga magaalada Asmara uu  wada hadallo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal iyo sii ambaqaadidda howlaha dibolomaasi ee u dhexeeya dhinacyadasi uu la yeesho  Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki iyo ms’uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda dalkaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...