Wasiirka warfaafinta XFS oo magacaabay afhayeenka wasaaradda.

Date:

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka warfaafinta Xukuumadda FS ayaa afhayeenka wasaaradda u magacaabay mudane Ismaaciil Muqtaar Cumar {Oronjo} oo horay u soo noqday guddoomiyaha degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir isla markaana hadda ka mid ahaa howl-wadeennada wasaaradda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wafdi ka kooban labada Aqal ee BFS Kana qayb galaya Shirweynaha 2-aad Golaha Baarlamaannada Aasiya iyo Afrika

Wafdi ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...