Wasiir Maareeye oo soo dhaweeyay dhiggiisa Jabuuti.

Date:

Wasiir warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Jamhuuridda Federaalka Soomaaliya
mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saaka dalka Ku soo dhaweeyay dhigiisa dalka Jabuuti.

Wasiir Maxamed Cabdi Xayir ayaa siwayn ugu soo dhaweeyay gagidda diyaaradaha ee Aadan cadde, Wasiiir warfaafinta iyo isgaarsiinta ee dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ridwaan Cabdillaahi Bahdoon oo booqasho rasmi ah ku soo gaaray dalka ayaa inta uu joogo labada wasiir kawada hadli doonaan iskaashiga walaaltimo iyo wax wada qabsi ee labada dal iyo labada wasaaradood.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...