Siihayaha maamulka Gobalka oo magacaabay guddiga xilwareejinta

Date:

Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa maanta magacabay Guddiga xilwareejinta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Muqdisho.

Gudigaan oo ka kooban Sagaal Xubnood waxaana Gudoomiye u ah Shiikh Cumar Xuseen Maxamed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...