Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah oo howlgal ku dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab

Date:

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xero maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose.

Howlgalka ayaa lagu dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab,xerada la weeraray ayaa lagu diyaarinayay dhagar ka dhan Shacabka Soomaaliyeed.

Ciidamada Xoogga dalka iyo saaxiibadooda caalamiga ah ayaa ka hortagay dhagarta Al-Shabaab,islamarkaana baabiโ€™iyay saldhigii Al-Shabaab halkaasi ku lahaayeen.

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab,kuwaasi oo hadda gabalkooda uu sii dhacayo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...