Ciidamada ammaanka oo soo qabtay xubin sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab

Date:

Muqdisho-(SNTV)- Ciidanka amniga Soomaaliyeed, ayaa Gacanta ku soodhigay 18 ka bishaan dhagar-qabe sare oo ka tirsanaa amniyaadka kooxda Al-shabaab.

Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu yiri” Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”

Hay’adaha ammaanka Dalka oo uu hadafkoodu yahay ilaalinta Dhiigga Shacabkooda iyo ka hor tagga cadawga Ummadda Soomaaliyeed ,ayaa Bulshada ka codsaday in ay kala shaqeeyaan dedaallada lagu sugayo nabad gelyada Dalka iyo Dadka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...