Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo isbaddel ku sameysay wakiilladii u joogay Safaaradaha dibedda

Date:

Warkaan oo ka soo baxay xafiiska wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagu shaaciyey in shaqadii laga joojiyey 14, wakiilladii u joogay xarumaha Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay waddamada dibedda.

Lifaaqa Hoose ka Akhriso Wareegtada wasiirka Ganacsiga Soomaaliya

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...