Wafdi ka socday Hayโ€™adda UNHCR oo booqday qaxooti Soomaali ah oo ku sugan dalka Yemen

Date:

โ€‹Wafdi ka socday Hayโ€™adda UNHCR ayaa ย gaaray Xerada qaxootiga Al-kharaz oo ay ku jiraan qaxooti farabadan oo Somaali ah.
Qaxootiga ku nool xeradaasi Al-kharaz ayaa wafdigaasi kala hortagay mudaharaad ay ku dalbanayaan in laga gacan siiyo sidii ay dib ugu laaban lahaayeen dalkooda.
Qaxootiga ku nool Xeradaan waxaay sameeyeen mudaharaad ay ku dalbanayeen arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen sidii dib loogu celin lahaa dalkooda hooyo, maaddaama muddo shan bilood ah aysan wax jawaab ah helin.
sidoo kale qaxootiga ayaa dalbanayay adeegyada aasโ€™aasiga ah iyo xuquuqdoodii Qaxootinnimo oo aysan helin muddo dheer.
Qaxootiga ku nool xeradaasi Al Kharaz ayaa waxaa soo wajahay durufo adag oo dhinaca nolosha ah, iyagoo an an helin wax kaalmo ah oo ay ku maareeyaan noloshooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...