Galmudug: “Shirka waxa uu ku saabsanyahay sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Gaalkacyo”

Date:

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa sheegay inay shirka ka furmay Gaalkacyo uu yahay mid la doonayo in lagu heshiisiiyo bulshada gobolka wada degta, iyadoo loo marayo hanaan mamul

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo wereysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shirka uu ku saabsanyahay sidii bulshada loo wada hadalsiin lahaa, isagoo intaa ku daray in uu yahay mid lagu dhameystirayo heshiisyadii ay horey u kala saxiixdeen Maamulada Puntland iyo Galmudug.

“Shirka waxaa looga hadlayaa sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Gaalkacyo, sidii waxa la kala qabo loo wada sheegan lahaa, si aan uga gaarno xal waara” ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hay’adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...