Madaxweynaha JFS oo warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya

Date:

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya usoo magacaabatay Soomaaliya.

Mudane Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa Jamaaludiin Mustafa Cumar waxa uu ka guddoomay warqadihiisa Aqoonsiga danjire Jamaaludiin Mustafa Cumar kadib markii ay dowalda Itoobiya ay dhawaan usoo magcaawaday in uu noqdo Safiirka ku matala Soomaaliya.

Dowladda Itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah Soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka jogaan Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u qaabilay danjirayaal cusub oo qaarkood loo soo magacaabay Ssoomaaliya si loo xoojiyo Xiriirada Soomaaliya kala dhaxeeya caalamka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii kaalinta 1-aad ka galay Imtixaanka Dugsiyada Sare.

Wasiirka Qoyska oo xafiiskeeda ku qaabishay hooyada dhashay ardaygii...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA EE BJFS OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA GUUD EE GOLAHA SHACABKA.

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Ciidanka Xoogga oo Fashiliyey Weerar Argagixisadu Saaka ku Qaadday Baydhabo

17- Aug Taliska Ciidanka XDS ayaa fashiliyay weerar ay...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud...