Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa Dhagax-dhigay xero ciidan ay leeyihiin Ciidamada NISA

Date:

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada NISA.

Xerada ciidan ee laga dhisayo Balanbal waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Hay’adda ee loogu talagalay inay ka shaqeeyaan amniga guud ee degmadaas iyo deegaannada hoos taga.

Taliye Mahad Salaad oo safar shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa u kuurgalaya xaaladda amniga, isagoo kulamo wadatashi ah oo lagu xoojinayo amniga iyo nabadda degmooyinka iyo deegaannada gobolka Galgaduud la qaatay saraakiisha ammaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...