Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada

Date:

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), ayaa maanta Magaalada Baydhabo ka daahfuray Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada ee (CHF).

Shirka waxaa soo qaban-qaabiyay Hay’adda SoDMA, waxaana ka qeybgalaya Wasiirrada wasaaradaha Gargaarka Dowlad goboleedyada,wakiillo ka socda beesha caalamka, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, hay’adaha Qaramada Midoobay, iyo ururrada bulshada rayidka ah.

Shirka sanadkan waxaa diiradda lagu saarayaa soo kabashada abaaraha dalka iyo u diyaar-garowga El Niño 2026, iyadoo la xoojinayo wada-shaqeynta tallaabooyinka hore loo qaado, iyo xalalka waara ee kor loogu qaadayo adkeysiga bulshooyinka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...