๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‡๐’๐‰ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐ฅ๐š ๐ช๐š๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐’๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

Date:

Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow , ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Mudane Wang Yu.

Kulanka ayaa lagu xoojiyay xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal iyo iskaashiga dhinacyada socdaalka, dalku-galka, iyo horumarinta kaabayaasha adeeg bixinta Hayโ€™adda.

Labada dhinac ayaa sidoo kale ka wada hadlay fududaynta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalku-galka Shiinaha iyo kaalinta Dowladda Shiinaha ee dhismaha kaabayaasha Hayโ€™adda.

Danjire Wang Yu ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diirra, isaga oo xusay xiriirka qotada dheer ee labada dal iyo iskaashiga labada dhinac ee dhinacyada aqoonta, khibradda, iyo taageerada dhismaha awooda karaanka iyo adeegyada Hayโ€™adda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...