Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo daah furay Imtixaan loogu talagalay Leyli-saraakiil

Date:

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa Jaamacadda Ummadda, qeybteeda 21 Oktobar, ka daah furay imtixaan leyli sarkaalnimo oo ay gelayaan arday ka qalin jebisay jaamacadaha, si ay uga mid noqdaan dhiigga cusub ee ku biiraya Ciidanka Booliiska.

Taliyaha ayaa masuuliyiinta imtixaanka qaadaya u jeediyay dardaaran, wuxuuna ardayda u sheegay in imtixaanku yahay mid daahfuran, qof walbana uu ku gudbi karo heerkiisa aqooneed, iyadoo laga fogaanayo eex iyo nin-jecleysi.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...