Wasiir Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya

Date:

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wakiilka UNDP ee Somaliya.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Horumarinta (UNDP) ee Soomaaliya Md. Lionel Laurens, kaas oo looga hadlayay sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha horumarinta gaadiidka Dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...