Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha XFS, Mudane Xirsi Gaani ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray aqoon isweydaarsi ku saabsan โHorumarinta Adeegga Guud ee Dowladda iyo Maareynta Waxqabad Natiijo Ku saleysan.โ
In ka badan 70 ka mid ah Saraakiisha Idman ee Wasaaradaha iyo Hayโadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay aqoon isweydaarsigaan.

