Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga

Date:

Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka.

Shirka waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Jeneraal Liibaan Cali Yarow,Wasiirka amniga Koofur-galbeed, Saraakiil ka socotay hayโ€™adaha amniga qeybahooda iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale