Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhan ah khawaarijta ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Galgaduud

Date:

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kaa shanaya Ciidamada Deegaanka ayaa habiinimadii xalay weerar ku qaaday fariisimo maleeshiyaadka khawaarijtu ay ka sameysteen dhulka howdka ah ee u dhxeeya deegaannada Cali- heelle iyo Ciid-Kuus ee gobalka Galgaduud.

Ciidanka ayaa bur buriyay fadhiyo argagixisadu maalmihii la Soo dhaafay ay ka sameysteen deegaanadaas, Saraakiisha howlgalka hoggaminayay ayaa xaqeejiyay Baqtiga Tobaneyo khawaarij ah.

Gutada 77-aad ee CXDS iyo Xoogaga deegaanka oo howlgalkan iska kaashaday ayay u suura gashay in dhammaan rugihii argagixisada ee deegaanada Cali-heelle Iyo Ciid-Kuus ay ciidanku Cagta mariyaaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...