Diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo si habsami leh uga socota gobolada dalka

Date:

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha ayaa si habsami leh uga socota magaalada dhuusamareeb ee xarunta Doad goboleedka Galmudug

Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa isu diiwaangelinaya si ay u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee codbixinta marka la gaaro doorashooyinka la qaban doono dhawaan.

Sidoo kale diiwaangelinta ayaa ka socota magaalooyinka iyo deegaanada Dowlad gobolleedyada kala ah Koonfur-galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir.

Diiwaawgelinta ayaa ku socota Xawaare sare maadaama Shacabka Soomaaliyeed si xoog ah u doonayaan in ay helaan xuquuqdooda dastuuriga ah taas oo ay ku dooranayaan madaxda meteli doonta goleyaasha kala duwan ee Dowladda

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka...