Dhismaha waddo laami ah oo laga dhagax dhigay degmada Dayniile

Date:

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha wadada laamiga ee degmada Dayniile.

Wasiirka iyo Duqa Muqdisho ayaa sheegay in dhismaha wadadaan uu qeyb ka yahay fulinta mashaariicyo horumarineed oo lagu dhisayo kaabayaasha isku socodka degmooyinka Gobolka Banaadir.

Masuuliyiinta ayaa dhinaca kale shacabka degmada ugu baaqay in ay isu soo baxaan oo ay qeyb lixaadleh ka qaataan diiwaangelinta dadweynaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, oo Kulan La Qaatay Odayaasha Dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa maanta...

Danjire Cabdikarin Axmed oo warqadihii aqoonsiga u gudbiyay Madaxda Finland

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden Cabdikarin Axmed Maxamed...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026

1- President Hassan Sheikh Mohamud led the Eid al-Fitr...