๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐› ๐ ๐š๐ฅ๐ž๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ค๐š ๐๐š๐Ÿ๐š๐ช๐š๐๐š.

Date:

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeyb galay dood gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Nafaqa darada ee wadamada Nugul.

Dooda oo aheyd mid sigaar ah diiradda loogu saarey dhibaatooyinka nafaqo-darada ayaa ujeedadeedu tahay sidii wadamada soo koraya ee ay Soomaaliya ka mid tahay sidii loogu heli lahaa xal waara aydoo goobta sidiiran loogu soo bandhigey heerka xaaladahaas ee wadamada ka qeyb galey dooda si loo gaaro gunaanadka, Wasiirka oo suโ€™aalo laga waydiiyey sida Soomaaliya wax uga qabatay xaladaha nafaqa-darrada ayaa ka hadley is badalka xagga ku socda qeybta Nafaqada ee Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Federal Government of Somaliaโ€™s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud hosted a special Iftar...

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo afur sharafeed u...

Golaha Wasiirrada XFS oo Ansixiyey Heshiisyo Caalami ah iyo Xeer-nidaamiyeyaal Muhiim ah

Muqdisho, Khamiis, 05 Maarso 2026 โ€“ Golaha Wasiirrada ee...

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay Ansixintaย  dhammeystirka Dastuurka JFSย 

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya ayaa si diirran...