Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Cadale  

Date:

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Cadale, halkaas waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe).

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud markii uu gaaray Cadale wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawey iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa diirrada lagu saaray dardargelinta howlgalka dabar-goynta Khawaarijta ee ka socda dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgalo culus Ka sameeyay Deegaano dhaca Shabellaha hoose

Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 203 Guutada 20aad...

Muxuu yahay heshiiska cusub ee wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda XFS uu saxiixay?

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir...

Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay ee Gobolka Bay

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay...