Wasiirka Batroolka oo la kulmay Safiirka Mareykanka 

Date:

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta, Mudane Dahir Shire Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Ambassador Richard H. Riley, si ay uga wada hadlaan horumarinta kheyraadka dabiiciga ah ee dalka.

Kulanka ayaa lagu falanqeeyay istiraatiijiyada loo marayo faa’iideysiga saliidda iyo macdanta, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinaca tamarta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha.

Ambassador Riley ayaa ballan qaaday inay Mareykanka sii wadi doonaan taageerada Soomaaliya si kheyraadka dabiiciga ah uu u horumariyo nolosha bulshada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...